Site icon Daruur درور

Cudurka Aydhiska HIV astaamihiisa iyo qaababka laysugu gudbiyo

Cudurka Aydhiska HIVastaamihiisa iyo qaababka laysugu gudbiyo

Cudurka Aydhiska (HIV)  waa maxay ?

Waa cudur aad u daran, wuxuu dilayaa isdifaaca jirka.

Ilaa iyo haddana daawo rasmi ah looma helin.

Aydhiska waa cudur degdeg ku faafo sida loo qaado aad bay u fududdahay.  cudurka aydhiska waxaa laysaga qaadaa galmada nooc kaste ha ahaato.

Nin aydhis qabo naag hadduu u tago ama naag aydhis qabto hadday nin la galmooto aydhiska inta badan qofka kale ayuu u gudbaa.

Cudurka Aydhiska (HIV) astaamihiisa iyo qaababka laysugu gudbiyo
Cudurka Aydhiska HIV astaamihiisa iyo qaababka laysugu gudbiyo

Dhakhaatiirta waxay sheegeen galmada dabada inay kaga degdeg badan tahay midda cambarka.

Sidoo kale nin hadduu u tago nin kale aydhiska waa ku faafaa sidaas.

Xitaa galmada afka aydhiska wuu ku faafi karaa siiba haddii xubinta taranka ay dhaawac leedahaya ama afka.

Aydhiska wuxuu kaloo ku faafaa duritaanka.

Qofka haddii lagu duro cirbad loo adeegsaday qof jirran way u badan tahay inuu qofkaas usoo gudbo .

Sidoo kale dhiigga marka lagu shubo qofka haddii dhiigaas uu wato fayraska cudurka HIV.

Sidoo kale naagta haddii aydhis ay qabto way dhici kartaa ilmaheeda inay u gudbiso siiba marka uu uurka ku jiro iyo marka uu naaska ka nuugayo, nuugmada naaska way gudbisaa eydhiska.

Sidoo kale qofka haddii xubin jirkiisa lagu beero xubintaas oo laga soo qaaday qof cudurk qaba.

Sidoo kale qofkii sakiin loogu xiiro sakiintaas oo qof aydhis qaba loogu soo xiiray siiba haddii ay dhiig ka keento labadooda.

Astaamaha lagu garto cudurka aydhiska

  1. Madax xanuun
  2. Shuban
  3. Caabuqa dhuunta
  4. Qandho
  5. Bararka Lymph node waxa loo yaqaano
  6. Xanuunka kalabaxa jirka
  7. Nabraha yaryar
  8. Xanuunka murqaha
  9. Caloosha oo qasanto
  10. Daaal iyo noog
  11. Yaqyaqsi iyo mantag

Inta muslin ah Ilaahay haka koriyo

 

Galmada Afka Cudurka Aydhiska Ma Keentaa

 

Symptoms of AIDS

Headache
Shuban
Throat infection
Fever
Lymph node inflammation is called
Body hallucination disorder
Minor scars
Muscle pain
Stomach cramps
Daaal and Noog
Yaqyaqsi and Mantag

Risk factors

All people are at risk of contamination, but the risk of infection in people with low immunity is greater, and the groups of people at higher risk of infection include:

People with autoimmune diseases.
People receiving treatments containing steroids.
People receiving anti-cancer treatments.
People who have had organ transplants.
Patients with acquired immunodeficiency.

Exit mobile version