Site icon Daruur درور

Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo

Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo

Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo sidey u arkaan gabdhaha ninka calool weyn leh Baruurta caloosha iyo waxyaalaha siyaadiya ama yareeya rag iyo dumarba Baruurta caloosha waa midda ugu daran oo dhibka u keenta caafimaadka waxay ka dhalataa.

1- subagga

2- caanaha

3- shukulaatada

4- xalwada

5- maqaarka digaaga

6- inaad biyo ku cabto cuntada Dhibaatooyinka ay leedahay Baruurta dhiigga ayay khatar ku tahay iyo xididaha dhiigga iyo wadnaha sidoo kale awoodda galmadana way yaraynaysaa marka ay jikaaga ku badato caloosha weyn,

Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo
Caloosha waxa weyneeya iyo sida loo yareeyo

Maxaa lagu yareeyaa caloosha

Dumarka caloosha weyn waxay ku aruurtaa moxogga ama caloosha waxa ugu fiican baruurtaas lagu yareeyo waa inaad badsataa qudaarta sidoo kale waa inaad socodka badisaa si baruurtaas ay u gubat. dumarka hore way jeclaan jireen nin calool leh waxayu arki jireen inuu yahay  nin hanti leh, ninka dhuuban ama caatada ah waxay arki jireen nin gaajo hayso. laakin hadda naagaha waxay rabaa nin sigis baak ah.

 

Kaniiniga ugu fiican oo caloosha lagu yareeyo

Suunka caloosha lagu yareeyo waxa uu taro

Aerobic exercise

Some studies have shown that aerobic exercise for 150 to 300 minutes a week helps burn calories and reduce fat in the abdomen and waist.

Eat foods rich in omega-3 acids

Some studies have found that there is a correlation between low BMI and consumption of foods rich in omega-3 acids, such as salmon, tuna, avocados, nuts and olive oil.

Reduce carbohydrates

Following low-carb diets contributes significantly to weight loss, burning belly and waist fat and boosting metabolism, according to the results of some studies.

Adding apple cider vinegar to the diet

Several studies have indicated that the acetic acid available in apple cider vinegar may reduce the accumulation of fat in the body, as a study of obese men showed that eating a tablespoon of apple cider vinegar daily for 12 weeks

Walking half an hour a day

Walking may seem like an ineffective sport for slimming, but it is not, as some studies have confirmed that brisk or regular walking effectively reduces the total fat stored in the body, especially located in the middle area that includes the abdomen and waist.

Avoid sweetened beverages

If you want to lose weight and get rid of the rumen, you should stay away from sweetened drinks, such as canned juices, soft drinks and energy drinks.

Exit mobile version