Site icon Daruur درور

Caanaha iyo qudaarta yaa fiican

Caanaha iyo qudaarta yaa fiican

Su’aasha:

Midkee Faaiido Badan Caanaha Xoolaha Iyo Khudaarta Cagaaran Waliba iyadoo Lashiiday (Laridqay) Ama Sideeda Loo Cuno

Caanaha iyo qudaarta yaa fiican
Caanaha iyo qudaarta yaa fiican

Jawaabta:

Labadaba way fiican yihiin waxaa laga helaa vitamiino kala duwan, adigoo dhahay oo kale weeye hawada iyo biyaha yaa fiican, marka waxaad ogaataa in sidaas aan loo fikiraynin, cunto kaste qudaar kaste cabitaan kaste oo Alle xalaaleeyay faa’ido ayay leedahay marka loo adeegsado si xadgudub aan ku jirin, qudaarta laftigeedaba way kala duwan tahay, waxaa laga helaa vitamino kala duwan, marka ma aha in iyada iyo caanaha laysu barbardhigo.

Waxtarka baytaraafka xagga caafimaadka oo kooban

 

Both are good and they are found in different vitamins, you said the same is the air and water who is better, when you know that this is not how to think about it, every vegetable every vegetable every drink that Allah has made lawful has benefits when it is used in a way that is not in violation, the vegetable itself is different, it is found in different vitamins, when it is not to compare it with milk.

الحليب من المنتجات الزراعية، حيث يتم جمع الألبان من حيوانات المزارع. أنتجت مزارع الألبان حوالي 730 مليون طن (800 مليون طن قصير) من الحليب في عام 2011م، من 260 مليون بقرة حلوب. تعد الهند أكبر منتج للحليب في العالم، وهي المصدر الرئيسي للحليب المجفف منزوع الدسم، ومع ذلك فهي تصدر القليل من منتجات الألبان الأخرى. ورغم ذلك، فقد يؤدي الأرتفاع المتزايد باستمرار في الطلب المحلي على منتجات الألبان والفجوة الكبيرة بين العرض والطلب في الهند إلى استيراد كل منتجات الألبان في المستقبل. وتعد نيوزيلندا وألمانيا وهولندا أكبر مصدرين لمنتجات الألبان. كانت الصين وروسيا أكبر مستوردي الحليب ومنتجات الألبان في العالم حتى عام 2016 قبل أن يصبح كلا البلدين مكتفيًا ذاتيًا، مما ساهم في وفرة الحليب في جميع أنحاء العالم.  مصدر

Exit mobile version