Site icon Daruur درور

Biyaha shahwada oo aan dhagdhag lahayn maxaa keena

Su’aasha:

Biyaha shahwada ka soo hormaro balse aan dhag dhaga leheen sida kan kacsiga muxuu u dhimaa caafimaadka mise waa dabiici.

Walaal waxaan ahay ruux doob ah oo dareen iyo kacsi badan isbuuciiba marna waan siigeystaa markaan bilaabo howsha inta aysan shahwada iga soo bixin ka hor waxaa iga soo daato biyo kaadida cml ah, oo aan ahayn kan jiijiidma ee kacsiga yimaado marka arintaas ma wax dabiici ahbaa mise waa xaalad caafimaad.

Biyaha shahwada oo aan dhagdhag lahayn maxaa keena
Biyaha shahwada oo aan dhagdhag lahayn maxaa keena

Jawaabta:

Marka iska ilaali inaad siigada u barato, marka labaad xaaladda aad sheegaysyo qofka waxaa kasoo baxo guud ahaan sedex biyo

1- mani oo ah shahwada oo ilmaha laga abuuro

2- kuulato waa biyaha jiidjiidma oo soo daata marka qofka uu kacsado ama uu galmo soo xusuusto

3- wadyi waa biyo kasoo hormara kaadida inta badan qofka waxay imaadaan marka uu daalan yahay ama wax culays uu qaado.
Laakin xaaladda aad sheegtay oo biyaha manida kahor inay kaasoo baxaan biyo oo aan ahayn mani ama aan ahayn kuulato,

waxaa laga yaabaa inaad biyaha isku reebi jirtay dadka qaar marka ay siigaysanayaan biya marka ay soo dhowaadaan ayay cliyaan,

taas waxay keeni kartaa biyaha inay qaska ku noqdaan hadhow ay soo baxaan iyagoo biybiyo ah oo raaxo aan lahayn,

marka iska jir saan kuu sheegay siigada marka qofka uu badsado dhibaatooyin badan ayaa uga imaan kara.

 

Biyaha durbaba soo noqonayo uurka miyay saameeyaan

عندما تتجنب العادة القبيحة ، فإن الحال الذي تبلغ عنه هو أن الشخص يأتي منه ثلاثة أشياء.

1- مني يتم خلق الطفل منه

2- المذي هو الماء الذي يتسرب عندما يثار الشخص أو يتذكر ممارسة الجنس

3- الودي الذي يأتي مع البول هو الذي يأتي عادة عندما يكون الشخص متعبا أو يحمل شيئا ما.
ولكن في الحالة التي قلتها ، قبل أن يأتي ماء السائل المنوي ، وهو ليس حيوانا منويا ، أم لا ،

ربما كان المني عند يحتقن هذا يمكن أن يحول المني إلى سائل خفيف ثم يخرج كماء دون متعة ،

كن حذرا ، أخبرتك أنه عندما يكون لدى الشخص المزيد من العادة السرية ، يمكن أن تأتي العديد من المشاكل منه.

Exit mobile version