Site icon Daruur درور

Biyaha madyida dadka oo dhan maleyihin

Su’aasha:

Biyaha madyiga dadka odhan maleyihin misna mala iska babinkara oo mala iska jojinkara

Biyaha madyida dadka oo dhan maleyihin
Biyaha madyida dadka oo dhan maleyihin

Jawaabta:

Biyaha madyida xiliga kacsiga ayay soo baxaan, dadkana way ku kala duwan yihiin dad dhaqsi ayay kasoo baxaan dadna xiliga galmada aay kasoo baxaan dad wax yar ayaa kasoo baxo dadna wax badan, lama reebi karo waxaa loogu talagalay inay galmada sahal ka dhigaan sidoo kale inay biyaha manida ka ilaaliyaan aashatada kaadida ay wadato, waana nijaaso haddii ay meel gaaraan waa in layska dhaqaa, nin iyo naagba way kasoo baxaan.

Exit mobile version