Site icon Daruur درور

Biyaha dumarka qaababkey yihiin

Biyaha dumarka qaababkey yihiin

Su’aasha:

Goor dhow ayaan guursaday waxaan rabaa inaan xaaskayga qanciyo iyaduna waa gabar aad u xishood badan, waxaan rabaa inaan ii sheegtaan astaamaha lagu garto dumarka marka ay biyabaxayaan ma jirtaa calaamo tilmaamaysa gabadha inay biyabaxaday ama ma jirto teeda kale ma arki karaa biyaha haweenka sidey u yaaln haday jiraan biyahaas ma cad baa sida ninka mise waa nooc kale.

Biyaha dumarka qaababkey yihiin
Biyaha dumarka qaababkey yihiin

Jawaabta:

Ninka iyo xaaskiisa inay isku fahmaan raaxada sariirta waa wax aad u mhimsan oo kordhinaya jacaylka ay isu qabaan  marka waxaa ugu sii fiican marka ay isla biyabaxaan.

naagaha biyo way leeyihiin inkastoo ay ku kala duwan yihiin qaabka ay biyhaas yihiin.

xadiis ayaa kusoo arooray sheegaya shahwada dumarka wuxuu yiri rasuulka SCW :

(ماءُ الرّجُل أبيَضَ غَليظٌ وماءُ المرأةِ أصفَرَ رَقيقٌ فأيُّهُما أَعْلَى كانَ الشّبَهُ لهُ)  المصدر

(Biyaha ninka waa caddaan oo adag biyaha naagtana waa jaallo oo jilcan kuwa sarreeya ayaa u ekaanshaha iska leh)

riwaayo kale wuxuu ku yiri:

(إذا سَبقَ ماءُ الرّجُلِ مَاءَ المرأةِ أَذْكَرَا بإذنِ الله، وإذَا سَبَقَ ماءُ المرأةِ مَاءَ الرّجُلِ ءانثَا بإذنِ الله)

(hadday ka hormaraan biyaha ninka biyaha naagta lab ayay dhalayaan waana idinka Ilaahay, hadday ka horreeyeen biyaha naagta biyaha ninka dheddig ayay dhalayaan waana idinka Ilaahay).

marka way jiraan biyaha laakin dumarka way ku kala duwan yihiin qaabka biyaha baxa qaar waxaa jira hal mar biyabaxo qaarna dhow jeer ayay biyabaxaan qaar waxaa jira biyaha soo banaanka usoo tuura sida kaadida oo kale, naagaha qaarna biyahooda waaba xoog badan yihiin, waxaa kaloo jiro astaan kale oo ku tusayaso naagta marka ay biyabaxayso ninka ayay ku dhagaysaa sidoo kale cambarka murqihiisa ayaa xoog yeelanayaan wuuna boodboodayaa sidoo kale shiir badan ayaa ka imaanaya wejigana way ka dhididaysaa.

Dumarka biyaha iska keena qaar waxaa jira biyaha kasoo faniina oo banaanka usoo baxa, hablaha way ku kala duwan yihiin biyabaxa ama shahwada, gabdhaha abuurkooda waa kala nooc.

Dumarka Meeqa Jeer Ay Biya Bixi Karaan

أكثر شهوات الحس النساء. وقد يرى الإنسان امرأة في ثيابها، فيتخايل له أنها أحسن من زوجته،أو يتصور بفكره المستحسنات، وفكره لا ينظر إلا إلى الحسن من المرأة، فيسعى في التزوج والتسري،فإذا حصل له مراده، لم يزل ينظر في العيوب الحاصلة، التي ما كان يتفكر فيها، فيمل،ويطلب شيئا آخر، ولا يدري أن حصول أغراضه في الظاهر ربما اشتمل على محن،منها أن تكون الثانية لا دين لها، أو لا عقل، أو لا محبة لها، أو لا تدبير، فيفوت أكثر مما حصل!
وهذا المعنى هو الذي أوقع الزناة في الفواحش؛ لأنهم يجالسون المرأة حال استتار عيوبها عنهم،وظهور محاسنها، فتلذهم تلك الساعة، ثم ينتقلون إلى أخرى!
فيلعلم العاقل أن لا سبيل إلى حصول مراد تام، كما يريد،{ولستم بآخذيه إلا أن تغمضوا فيه} [البقرة: 267] ،وما عيب نساء الدنيا بأحسن من قوله عز وجل: {ولهم فيها أزواج مطهرة} [البقرة: 25]

Exit mobile version