Site icon Daruur درور

Baradhada iyo cayilka jirka xiriirka ka dhexeeya

Baradhada iyo cayilka jirka xiriirka ka dhexeeya

Cuntooyinka qaar waxay wataan nafaqo dhaqsi qofka u naaxisa, waxaa ka mid ah baradhada.

baradhada waa cunto leh vitamiino badan, dad raba inay cayilaan ama buurtaan ayaa cuna, siiba marka saliid lagu shiilo ama lagu dubo,

waa cunto qofka siisa awood iyo karti, laakin ma aha qofka inuu iska badiyo, waayo waxay leedahay cayil daran.

sidoo kale  baradhada waxaa lagu dari karaa maraqa ama hilibka, qaabkaasna waa la mid qaabka duban.

Baradhada iyo cayilka jirka xiriirka
Baradhada iyo cayilka jirka xiriirka

cuntada lagu cayilo oo maanta la dhihi karo waa wax dabiici ah waa baradhada, dadka cayilka u baahan waa inay dheeraadaan daawooyinka, dad badan ayaa naga so weyddiiya soomaaliya oo raadinaya cayil, qaar waxay ku leeyihiin waxaan rabaa inaan cayilo daawo noocee an cunaa.

daawada cayilka ama daawooyinka lagu naaxo waa khatar halaga fogaado, wax kimilkaal ah oo dhan ka fogow ha cunin, dhibaato weyn ayuu kuu keenayaa.

daawada acyilka ugu fiican waa cuntada nafaqada leh oo ay ka mid tahay baradhada.

haddii aad maalin kasta cashada ama qadada aad cunto baradho waa cayilaysa shaki kama taagna.

teeda su’aalaha waxa na soo weyddiiya waxaa u badan dumar.

dumarka soo

baradhada waa cunto leh vitamiino badan
baradhada waa cunto leh vitamiino badan

maali ku nool cayil ayay raadinayaan dumarka soomaaliyeed yurub ku nool waxay raadinayaan maxaa laysku caateeyaa.

waxaad ogaataa waxa lagu cayilo cunto keliya  ma aha , waxaa lagu cayilaa nasasho iyo hurdo iyi fikir la’aan, qofka wax ka fikiraya ama aan nasanin ma cayilo.

teeda kale cayilka iyo caatanimada ma aha qofka wax dhib u keenaya xagga quruxda, quruxda kuma xirna cayil iyo xayeesinimo, qurux meelo badan ayay gashaa, dad waxay u qaateen naagta buuran inay tahay mid qurux badan, dad kalena waxay u haystaan naagta xaatada ah inay qurux badan tahay.

sheekada meesha la geeyay ma aha .

 

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka

 

وقال المعتمر بن سليمان: قلت لهلال المازني: ما أكلة بلغتني عنك، قال: جعت مرة ومعي بعير لي، فنحرته وشويته وأكلته، ولم أبق منه إلا شيئا يسيرا حملته على ظهري، فلما كان الليل أردت أن أجامع أمة لي، فلم أقدر أن أصل إليها، فقالت كيف تصل إليّ وبيننا جمل، فقلت له: كم تكفيك هذه الأكلة، فقال: أربعة أيام.
وقال الأصمعي أن سليمان بن عبد الملك كان شرها نهما وكان من شرهه أنه إذا أتى بالسفود وعليه الدجاج السمين المشوي لا يصبر إلى أن يبرد، ولا أن يؤتى بمنديل، فيأخذ بكمه، فيأكل واحدة واحدة حتى يأتي عليها، فقال الرشيد: ويحك يا أصمعي ما أعلمك بأخبار الناس إني عرضت على جباب سليمان، فرأيت فيها آثار الدهن، فظننته طيبا حتى حدثتني، ثم أمر لي بجبة منها، فكنت إذا لبستها أقول هذه جبة سليمان بن عبد الملك.
وقال الشمردل وكيل عمرو بن العاص: قدم سليمان بن عبد الملك الطائف، فدخل هو وعمر بن عبد العزيز إليّ، وقال: يا شمردل: ما عندك ما تطعمني؟ قلت: عندي جدي كأعظم ما يكون سمنا، قال: عجّل به فأتيته به كأنه عكة سمن «1» ، فجعل يأكل منه ولا يدعو عمر حتى إذا لم يبق منه إلا فخذا قال: هلم يا أبا جعفر، فقال: إني صائم فأكله، ثم قال: يا شمردل: ويلك أما عندك شيء؟ قلت:
ست دجاجات كأنهن أفخاذ نعام، فأتيته بهن فأتى عليهن، ثم قال: يا شمردل أما عندك شيء؟ قلت: سويق كأنه قراضة الذهب، فأتيته به، فعبه حتى أتى عليه، ثم قال يا غلام: أفرغت من غذائنا؟ قال: نعم. قال: ما هو؟
قال: نيف وثلاثون قدرا، قال: ائتني بقدر قدر، فأتاه بها ومعه الرقاق، فأكل من كل قدر ثلثه، ثم مسح يده واستلقى على فراشه وأذن للناس فدخلوا، وصف الخوان، فقعد وأكل مع الناس. وكان هلال بن الأسعر يضع القمع على فيه ويصب اللبن أو النبيذ، وكان غليظا عتلا «2» . وقال أعرابي لرجل رآه سمينا: أرى عليك قطيفة من نسج أضراسك.
وقال المحمر الأعرابي: كانت لي بنت تجلس على المائدة فتبرز كفّا كأنها صلفة «3» في ذراع كأنه جمارة «4» ، فلا تقع عينها على لقمة نفيسة إلا خصتني بها، فكبرت وزوجتها، وصرت أجلس على المائدة مع ابن لي فيبرز كفا كأنها كرنافة «5» ، فوالله لن تسبق عيني إلى لقمة طيبة إلا سبقت يده إليها

 

والبلدان ذات الدخل المرتفع 40 إلى 45 %. وتتراوح المخصصات من البروتين بين 60 و 70 كيلوم غرام للفرد سنويا

باستثناء موريتانيا، وهي مستهلك تقليدي للأسماك والألبان واللحوم، يصل فيها معدل مخصصات الفرد من الطاقة 96 غرام يوميا،

في حين أن نسبة 60 إلى 80 % من مخصصات البروتين في البلدان الأخرى مصدرها نباتي،

وأساسا من الحبوب. وبإيجاز فإن النظام الغذائي في البلدان ذات الدخل المنخفض

يتميز بنقص المخصصات من الطاقة، وقلة تنوعه، واعتماده التقليدي على الحبوب، ونسبة غير كافية

من مخصصات الفاكهة والخضر حيث تساهم الحبوب بنسبة بين 60 و 80 % من إجمالي الطاقة والبروتين

 

Exit mobile version