Site icon Daruur درور

Anoo hurdaya ayaan siigeystaa maxaa talo ah

Anoo hurdaya ayaan siigeystaa maxaa talo ah

Su’aasha:

Wllow hal talo isii siigada waan nic bahay waana ka go aan adkahay lkn kliya dhibta i haysto ayaa ah in habeenkii aniga oo aan ogayn waxaa la ila leeyahay abuubkara al sadiiq ayaa gacantaada ku jira ee salaan markaan salaan damco waxaan arkaa aniga oo biyo baxay aniga oo ogayn ayaa siigaystaa hadaan dad la seexdo hadaan kaligay ahag hadaan soomo kuli waan arkay habeenkii kliya ayaan sameeyaa maxaa igu qasbay cabaadayda way fcn tahay cunto qiyaas ah ayaan cunaa wax xun ma fiirsado hadal xun ma maqlo si kasta aan sameeyey habeenkii aniga oo sameeyey bis lee arkaa waxaan rabay inaa taqliiq raaco hadana sidii un ayaa dhacaysa talo
Isii maxaan ku sameeyaa mise gacmaha ayaan iska jaraa waxaan uma dulqaadan karo mise gacmaha ayaan iska xiraa adna hadaad talo ii hayso ilaahay dartiis iigu sheeg si kale ha iigu sheegin😭
Nabi scw halugu saliyo (scw).

Anoo hurdaya ayaan siigeystaa maxaa talo ah
Anoo hurdaya ayaan siigeystaa maxaa talo ah

Jawaabta:

Arinta aad sheegayso waa arrin yaab badan waligey ma aanan maqlin, shaydaan ayaa kugu cayaarayo waxaad u baahan tahay in lagu daaweeyo, waxaa fiican inaad raadsato dhakhtarka nafsiga ku takhasusay, maskaxdaada daawo ayay u baahan tahay. Waxaa laga yaabaa inaad ku jirto dambi ama dambi aad horay usoo sameysay oo waxaan aad sheegayso kugu dhaceen, Ilaahey u towbad keen salaadda iyo soonka ku dadaal quraankana si fiican u akhriso.

Sida siigada loo joojiyo wax badan ayaan ka jawaabnay webka daruur ayaad ka raadin kartaa meesha raadiska search

فقد صح عن رسول الله صلى الله عليه وسلم أنه قال: الرؤيا الصالحة من الله ، والحلم من الشيطان ، فإذا رأى أحدكم ما يكره فلينفث عن يساره ثلاثا ، وليتعوذ بالله من شر ما رأى ومن الشيطان ، ثم ينقلب على جنبه الآخر ، فإنها لا تضره. رواه البخاري ومسلم.
فقد جعل الله تعالى -لحكمة أرادها سبحانه وتعالى- قوة وقدرة للشيطان على الاتصال بنفس الإنسان، والوسوسة لها بالشر وإلقاء الأحلام المزعجة إليها ليحزنها بذلك، فالشيطان عدو للإنسان كما قال الله تعالى: إِنَّ الشَّيْطَانَ لَكُمْ عَدُوٌّ فَاتَّخِذُوهُ عَدُوًّا {فاطر:6}، وهو يجري من ابن آدم مجرى الدم،
ففي الصحيحين وغيرهما أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال: إن الشيطان يجري من الإنسان مجرى الدم.
وبناء على هذه الأحاديث فإن الشيطان يتدخل في أحلام الإنسان ويوسوس له فيها ليحزنه بها، وقد جعل الله تعالى له القدرة على ذلك في هذه الدنيا ابتلاء وامتحانا، فالأمر كله بيد الله تعالى ولا يخرج شيء منه عن مشيئته وإرادته

الرؤيا الصالحة لها شأن عظيم؛ فهي من أجزاء النبوة، وجعلها الله تعالى بشرى لصاحبها، أما الحلم فهو من تخويف الشيطان.
وفي هذا الحديث يقول النبي صلى الله عليه وسلم: “رؤيا الصالح”، أي: ما يراه العبد الصالح في منامه، “جزء من ستة وأربعين جزءا من النبوة”، أي: إن النبوة قد قسمت ستا وأربعين جزءا، وجعلت الرؤى جزءا من تلك الأجزاء. وورد في روايات أخرى اختلاف في العدد؛ فورد أنها جزء من ستة وخمسين أو ستين أو سبعين؛ فقيل: اختلفت الأعداد بحسب الوقت الذي حدث فيه النبي صلى الله عليه وسلم بذلك. وقيل: إنها تختلف باختلاف مراتب الأشخاص في الكمال والنقص وما بينهما، وكلما ازداد المؤمن صدقا اقترب من صفة الصدق في الرؤيا، والرؤيا الصالحة جزء من شمائل الأنبياء والمرسلين وفضائلهم؛ فمن اقتدى بهم فيها فقد اتصف بما يوصف به الأنبياء، وكانت كرامة له من الله تعالى؛ لأن النبوة ليست مكتسبة،

Exit mobile version