Site icon Daruur درور

Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena

Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena

Su’aasha:

scw afkayga iyo carabkayga aad bay u urayan gaar ahan dhareerka subaxdii afkaygana aad ban u dhaqaa ciridka ayaana iga bararsan maxa talo ah.

Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena
Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena

Jawaabta:

Waxaa jira  fangas  ama ilko bukan oo u baahan in la daaweeyo, ilkaha markay bukadaan ciridka ayay dhaawacaan markuu ciridka dhaawac soo gaaro dhiig ayuu keenaa wuuna turturaa taas waxay keenaysaa afka inuu si daran u uro, waxaa kaloo af urka keenaya caloosha ama gudaha sanka haddii ay dhibaato ka jirto, waxaa fiican in si fiican loo baaro, haddii aad afka si kaste u nadiifiso oona ay jiraan waxyaalaha aan kuusoo sheegay xal ma keenid kartid.

There is a fungus or diseased teeth that needs to be treated, when the teeth are sick, they hurt the gums. If there is a problem, it is better to be thoroughly examined, if you clean the mouth in any way and there are the things I told you, you cannot bring a solution.

Exit mobile version