Site icon Daruur درور

10-ka dhib degdeg ay siigada raga u geysato

10-ka dhib degdeg ay siigada raga u geysato

Dhibka ay seegadu raga u geysato.

10 dhib ay seegada raga u keenayso halkan ka arag.

Raga marka seegada “siigada” ay daa’imaan wax badan ayaa soo gaara oo dhib waxaa ka mid ah:

1- Xididaha xubnaha taranka oo daciif noqda, waayo gacanta la mid ma aha meesha loogu talagalay.

2- Seegada waa raaxo aan dhammaystirnayn waxaa laga qaadaa baahi kale.

3- Qofka seegaysta caato ayuu noqonaa inta badan jirkoosa nafaqada ayaa ka dhamaanaysa.

4- Timaha ayay daciifisaa iyo aragga.

5- Kaadimareenka oo dhibaato soo gaarta , balbal ayaad dareemaysaa markaad kaadinayso.

6- Ninka seegaysta wuxuu noqonaa nin dadka ka baqaya oo jecel keligii inuu joogo sidoo kale murugo iyo walwal kama baxo.

7- Qofka hilmaankiisa wuu badanaa marka uu seegaysanayo wax kasta oo rabo inuu soo xusuusto dhib buu ku maraa.

8- Jirkaaga oo awood uma yeelan karo inuu jirrooyinka la dagaalamo.

9- Borostaatada oo kaa bararta mararka qaarkooda, waa la ogyahay borostaatada inay galmada muhim u tahay.

10- Xaaskaaga inaad si fiican ugu raaxaysan waysid ayay seegadu kugu kalifaysaa ,waayo seegada ayaad u baratay ninka siigada u barto galmada caadiga ah kama helo.

10-ka dhib degdeg ay siigada raga u geysato
10-ka dhib degdeg ay siigada raga u geysato

dhibka dumarka ay u geysato wuxuu u dhow yahay kan ay raga u geysato waayo raga iyo gabdhaha isku qaab ma aha dareenkooda iyo xubnahooda taranka. qofka siigaysta waxaa laga rabaa inuu si degdeg ah ku joojiyo siigada waayo dhibka kaga imaanaya ayaa ka badan raaxada uu ka helayo.

shaydaankana wuu usii qurxinaa. waliba wiilasha ku siigeysta saabuunta ayaa kasoo daran dhibka ay kala kulmaan marka loo eego kuwa ku siigeysta saliida ama candhuufta.

 

Siigada mental illness and brain miyay keentaa

يقال إن العادة السرية أكبر تهديد لحيوية الشباب ونشاطهم

فهي تجعل الشاب المدمن لها أسير الشهوة المفرطة.

ومن الصعب جدا التخلص منها إذا أدمنها.

1- The roots of the genitals become weak, for the hand is not the same as the intended place.
2- The sauce is an imperfect luxury is taken from another need.
3- The person who loses it will become thin and usually the body will run out of nutrients.
4- It weakens hair and vision.
5- The bladder that has problems, you feel a balloon when you urinate.
6- The man who is afraid of people and loves to be alone is also sad and worried.
7- When a person forgets, he often goes through difficulties when he forgets anything he wants to remember.
8- Your body cannot be able to fight the illnesses.
9- Sometimes you have swelling of the prostate, it is known that the prostate is important for sex.
10- If you do not enjoy your wife well, the husband will qualify you, for you have learned to have sex with the man who learns normal sex.

Exit mobile version